Xeerka Saxaafadda ee baarlamaanka Soomaaliya uu meel mariyay ma yahay midkii loo baahnaa?

0
Xeerka Saxaafadda ee baarlamaanka Soomaaliya uu meel mariyay ma yahay midkii loo baahnaa?

Muqdisho(NSH)-Baarlamaanka Soomaaliya ayaa toddobaadkan meelmariyay xeerka saxaafadda Soomaaliya oo soo maray maraaxilo kala duwan, waxaana xeerkan lagu sameeyay wax ka baddel, xeerkan ayaa soo jiitamayay muddo 10 sanno ah.

Waxaa ka doodaya Feysal Muuse oo tifaftiraha Telefishanka qaranka SNTV iyo Cabdelle
Muumin oo madax u ah urur u doodda saxaafadda Soomaaliya.

Haddaba ma yahay xeerkan mid wax tar u leh saxaafadda Soomaaliya?

Halkan hoose ka daawo

Xuquuqda doodda VOA Somalia