Xaaf oo markale ka hor yimid qorshaha maamul u sameyta Galmudug

0

Gaalkacyo (NSH)- Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magacaabay Guddi doorasho oo Galmudug ah. Xaaf oo hadda ku sugan Gaalkacyo ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay caqabad ku tahay dhismaha maamulka Galmudug.

Halkan ka daawo