Wax la Sadaqeysto Xaajiga ayaa ugu Wanaagsan

0

Akhristow, Ummu Cabdalla, waa Gabar Geesiyad ah, waxey garatay iney Saaxiibbadeeda Saarah eysan u Qalmin Nolosha Kelinimo (Iskaabulo), sidaasi darteed ayey Saaxiibadeeda Saarah ugu Guurisay Ninkeeda Xasan.

Bal Fiiri Awal waxey ahaayeen Saaxiibbo Labo ah, haddana waxey noqdeen Saaxiibo Saddex ah oo Nolosha ku midoobay, Maasha Allaah.

Haddaba, Waxaan sugnaaba waa Gabar Soomaaliyeed oo naga soo Bareejeysa Umu Cabdalla.

W/Q:- Macoow Ustaad