Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo faah faahiyay kulankii Farmaajo iyo Kenyatta

0

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia, Axmed Ciise Cawad ayaa faah-faahin ka bixiyay kulanakii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta ku dhexmaray magaalada New York, halkaasoo uu ka socdo shirka Golaha Guud ee QM.

Wasiir Cawad ayaa u warramay VOA