WARKA MAANTA: Jalalaqsi: Ciidamada Jabuuti oo xirxiray dad Beeraleey ah

0
Sawir horre

Jalalaqsi (NSH)-Cabdiladiif Maxamuud Cali oo ka mid ah xildhibaannada HirShabeelle ayaa Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho u sheegay in ciidamada Jabuuti ee ku sugan degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa xireen ku dhawaad 10 qof oo u badan odayaal beeraley ah, kuwaasoo ay ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen weerar maalintii Sabtidii Al-Shabaab ku qaaday kolayo ay la socdaan Ciidamada Hiilwalaal.

Halkan ka daawo