Warbixin: Raadadkii ay ka tageen dagaalladii Soomaaliya

0
v

Inta badan markii uu dalka burburka soo garay nidamkii dowligana iyo kala dambentina lawaayay waxaa ay sameysay jilkii mee ku sowada bar baray arrintasina ayaa waxaa ay noqotay mid dhalintii ciyaal xafadeedka ahaa yeen in war kooda ay iswayan kuna firiray shanta qaradood aduunka sameyntedi ay yeelatay.

Casrigan aynu jookno ayaa waxaa soobaxay allado horay marsan oo dhan waliba loogaga faa ideysanikaro hadey noqon laheyd kuwa ku fafiya waxa xun iyo kuwa ka fa ideysta fafinta culuunta diiniga iyo wax waliba oo anfacaad ah tasoona bulsha weynat soomaliyed ka fa ideysani karto . Aalada Facebook iyo Whats Apka. ayaa waxaa uunoqoday mid isku soo aruuriyo dhalintii kuwada soo Koreyn Hal xafadod iyo dhaman dalka Soomaliya oo idil Gurubyo usameysan ciyaal xafadeeyo oo an waxa qabiil ah aan quseen ayaa ku arkeysaa baraha barha bulshada oo markasina iskaga war qadayan xafdihii ay ku soo bar barbareen.

Halka gurubyada qar koodna ay sameysteen sanduuq markasi sadqo ay ugu aruurinayaan dadkii ay xasuustaan oo markasina ubahan kalmada sadaqada. waxaa indhaheyga sooqabtay oo in muda lasocday kudayashana mudan sida ay udhaqamayaan iskuna oganayaan dhalinta qurac bar waqo ,oo marki horana loo adeksani jiray magaca qurac gaajo, dhilintasi sida ay iska war qabaan mahan oo qura ciyalqura waxaa kamida iyagana ciyaal murjay. dhalinyaradan ciyaal quraca ayaa bishii taktay ramadan oo dhowrka cisha ka soo gudbnay ayaa waxaa ay sameyeen kalmo sadaqo aruurin ah afurin aygoogoona dadkii markasi ubahan kalmada garsiyay ee sadqada.

Isku tashiga iyo iskawar qabka waa mid lugu gaaro guul aduun iyo horay mar aqira Waa in dhisno xisbi ladhaho qurac Barwaaqo Waa cawiyo agoonta ku nool xafadii qurac barwaqo caruurta agoonta ee kunool looga bixiyo waxbarsho fikirkana aan soo jeediyo Layla Arko in lasameyo Laysuna qeybiyo sadex group North America Europe Africa Somalia Lays aruuriyo bilkasta 10 dollar oo aan siino caruur agoon ah si ay buugag iyo qalin ay ugu gataan arintaas ayaan soo jeedinayaa, Abdirizak Hussein Aligees sidasina wqxaa.

Fikirkisa. Uu ahaa cabdirisaaq xuseen oo ka mid aha dhalintii cuslatay ee ciyaal xafadedka Qurac barwaaqo Qoralada ay iswidarsanyen dhalintaasi cuslatay ayaa waxaa uu ahaa. Mid hegsi wadaniyad nima ay ku dhehantahay halka qarkodna ay ba kal hora ay bilaben takulenta sadaqada.

Macalinmintii. Qur’aanka soobaray iyo walidintii markasi Aan awoid dhaqalo heysan in ay takuleyaan. Waxana ay ugu dambentii umahad culiyeen ibraahin xasan culusoow Iyo Maxamed cumar rati. Oo ahaa yeen. Markasi shaqsiyadki waqtigoda galiyay in ay boqdaan dadka markasi lita lana soo xasuustay.

W/Q Bashiir Jiidaal Barrow