WAR BIXIN GAAR AH: 10 SANNO KADDIB QARIXII HOTEL SHAAMOW MUQDISHO 2019

0

Muqdisho (NSH)-Maanta waxay ku buuxdaa toban sanno markii qarax uu ka dhacay hoteelka Shaamow oo ay ka socotay xaflad ay ku qalin jebinayeen arday dhiganayay Jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 30 qof oo ay ku jirana ardaydii qalin jebinaysay, wasiiro iyo dhaqaatiir.

Qaraxan waxaa gaystay sida la aamisan yahay nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo ka tirsan ururka Al-Shabaab kana yimid dalka Denmark.

10-sanno kaddib,Jaamacadda Banaadir waxaa toddobaadkii horre ka qalinjabiyay in ka badana 600 oo arday kuwaasoo ahaa dufcaddii 13-aad.

Halkan ka daawo warbixin uu weriye Haaruun Macruuf uu diyaariyay

_NOOSHEEG.COM_

Soomaalikabe@gmail.com