RAGGU WAA SADDEX

0

Akhristayaasha sharrafta leh, Ragga waxey u Qeybsamaan Saddex Xilliga Xod-xodashada (Shukaansiga).

1- DAYACE:- Waa midka Gabadha Reerkooda soo baran ee kula Balama Guriga Dibadiisa, isla markaasna markuu Danihiisa ka gaaro ku yiraahda Nabadeey.

2- DAALIYE:- Waa midka weligiisa Daba socda Gabadha, mana Guri geysto, mana daayo, oo wuxuu ka xiraa Cid walba oo soo doonan laheyd Gabadha.

3- DARYEELE:- Waa midka ugu horeyn soo barta Reerka Gabadha, oo leh meel loogu Hagaago, kuma Abuura Gabadha Kalsooni buuxda.

Haddaba, sidee baad u Aragtaa Fikirkaasi ?.

W/Q:- Macoow Ustaad.