Muxuu ku Saleysan yahay Khilaafka Madaxweyne Waarre iyo Yuusuf Dabageed

0

Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waarre ayaa xaley xilka ka qaaday guddoomiyahii gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo loo yaqaanno Dabageed, waxaana la magacaabay guddoomiye cusub.