Maxay tahay danta ku jirta in xilligan dib loo furo Machadka Diblumaasiyadda Soomaaliya?

0

Muqdisho (NSH)-Dowladda Soomaaliya ayaa shaley dib u furtay machadkii diblomaasiyadda qaran kaasoo ku burburay dagaaalladii sokeeye ee ka dhacay dalka. Dib u dhiska machadka waxaa dhaqaale ku bixiyay dowladdaa Qatar.

Machadka ayaa la dhisay sannadkii 1986.

Haddaba faa’idada uu lee yahay waxaa ka warramaya agaasimaha machadka diblumaasiyadda wasaaradda Arrimaha Dibadda Yuusuf Calasow Maxamuud.

Halkan ka daawo sawirrada machadkii diblomaasiyadda 

Halkan ka daawo wareysiga agaasimaha