Maxaa ka jira dadka Digil iyo Mirifle in lagu amray inay ka guuraan deegananada Galmudug?

0

Guriceel(NSH)- 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa soo baxayey warar sheegaya in maamulka Galmudug ay ku amreen dadka ka soo jeeda beesha Digil iyo Mirifle ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed, iney guuraan ama xoog lagu tarxiili-doonno deegannada Galmudug.

Haddaba madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir ayaa arrintaa beeniyay isagoo ku tilmaamay mid daacayd ah oo waxbo kama jiraan ah.

Halkan ka daawo wareysi arrintaas ku saabasan