Masar: Madaxweynihii sida dimuquraadiyada loo doortay oo Xabsi ku dhintay

0
Masar: Madaxweynihii sida dimuquraadiyada loo doortay oo Xabsi ku dhintay

Cairo (NSH)-Madaxweynihii ugu horreeyay Masar ee si dimuquraadiyad ah lagu doortay Maxamed Morsi, ayaa saaka aroortii lagu aasay bariga magaalada Qaahira.

Morsi wuxuu ku dhashay deegaanka Al-Cadwah oo saran Webiga Nile ee gobolka Sharqiyah, sannadkii 1951. Wuxuu culuumta Injineeriyadda ka bartay jaamacadda Qaahira sannadkii 1970kii.

Halkan ka daawo

_NOOSHEEG.COM
_NOOSHEEG@LIVE.COM