Kenyatta oo Xaqiijiyay Kiiska Badda in lagu Xallin doono Wada-hadal

0
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya ay dadaal xooggan ku bixineyso sidii muranka dhinaca xuduudda badda ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya loogu xalin lahaa wada xaajood.

Kenyatta ayaa hadalkan ku sheegay Khudbaddiisii Kulanka Golaha Guud ee loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee 74-aad, taasi oo shalay jeediyey.

Halkan ka daawo warbixinta