Golaha wasiirada cusub ee Puntland oo Haweenku aysan aad uga dhex muuqan

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni

Garowe (NSH)-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xaley saqdii dhexe waxa uu magacaabay golaha wasiiradiisa oo maalmahan si weyn loo sugayay.

Golaha wasiirada cusub ayaa ka kooban 18 wasiir, ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal.

Golaha wasiirada cusub ee Puntland oo u badan wajiyo cusub waxa aan doorweyn laga siin kalkan haweenka.

Halkan Hoose ka akhriso Liiska Golaha wasiirada cusub ee Puntland

Wasiirada cusub

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Mohamed Abdirahman Dhabancad

Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan

Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal

Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi Maxamed Xassan

Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan

Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse

Wasiirka Dekeddaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo.

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)

Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac

Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden

Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid

Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi

Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash

Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse

Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran)

Wasiir kuxigeeno dowladda Puntland.

Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax

Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed

Wasiir kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.

Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.

Wasiir kuxigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte

Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi

Wasiir kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi

Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed

Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur

Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax

Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali

Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.

Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden

Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud

Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi

Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi

Wasiiru Dowlayaasha

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac

Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle

Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan

Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim

Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.

Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed

Wasiiru dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xassan Kiili.

Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.

Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max’ed.

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com