Faah-Faahin: Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Sawir horre

Muqdisho (NSH)-Qarax loo adeegsaday baabuur ayaa ka dhacay degmada Wartanabadda ee magaalada Muqdisho.

Goob-joogayaal ayaa sheegay in qaraxa lagu weerarray xarrunta degmada, waxaana jira khasaare balse ma cadda inta uu gaarsiisan yahay.

Gaadidka gurmadka degdegga ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay iyagoo u gurmaya dadka wax ku noqday qaraxa.

Dhawaqa qaraxa ayaa laga maqlay degmooyinka gobalka Banaadir.

Faah-Faahin goordhow filo.

_NOOSHEEG.COM_

Noosheeg02@gmail.com