DAAWO:Taarikhda Abwaan Sangub oo ku geeriyooday dalka Itoobiya

0
Abwaan Singub oo ku geeriyooday Addis Ababa

Addis Ababa (NSH)- Alle ha u naxariistee Waxaa maanta oo Talaado ah Cisbitaal ku yaal magaalada Addis Ababa ee xarrunta dalka Ethipia ku geeriyooday abwaankii waynaa ee Maxamuud Cabdillaahi Ciise oo ku magac dheeraa (Singub).

Abwaanka ayaa ka geeriyooday 23 carruur ah iyo labo xaas ah, sida ay sheegtay gabadhiisa Munna Maxamuud Cabdillaahi Singub.

Halkan ka daawo