DAAWO: Weerarada Al Shabaab ma yihiin kuwa bartilmaameed leh?

0
Al-Shabaab oo la wareegay saldhiggii ugu weynaa ciidamada Kenya ee Gobalka Gedo

Nairobi (NSH)-Weerarada Al-Shabaab ay ka fuliyaan magaalada Muqdisho ayaa la ogaaday in aysan lahayn bartilmaameed gaar ah, waxaana faah-faahin laga bixiyay weerarro iyo dilal ka dhacay magaalada Muqdisho oo Shabaab fuliyeen.

Warbaahinta dowladda ayaa baahisay barnaamij loogu magacdaray Gungaar oo loogu soo bandhigay 7 weerar oo Al-Shabaab ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

Halkan ka daawo