Bajaajlayaasha Muqdisho lagu dilay sannadkii 2019 (Barnaamij Gaar ah)

0

Nairobi (NSH)-Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dilalka magaalada Muqdisho loogu gaysto wadayaasha Mootada saddex lugleyda ah ee Bajaajta loo yaqaanano, oo badankood ay fuliyaan ciidamada dowladda Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Halkan ka daawo barnaamijka oo dhameystiran